Daawo: Dhagax dhigga Dhismooyin cusub oo lagu kordhinayo Madaxtooyada Galmudug
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Maxamed Xaashi ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo lagu balaarinayo Madaxtooyada Galmudug, dhismooyinkan ayaa ka kooban 7 xafiis, 2 hool shirarka, iyo maqaayad. Dhulka laga dhisayo dhismooyinkan ayaa ka kooban 27.8 m X 15.2 m, waxaana dhaqaalaha ku baxaya bixinayasa hay’ada UNDP, waana mashruuc loogu tala galay hirgalinta dowladnimada. […]
Continue Reading