Daawo: 400 Boolis ah oo tababar loogu soo xiray Cadaado
in kabadan 400 Askari oo boolis ah ayaa maanta tababar loogu soo xiray dugsiga tababarka booliska Cadaado, waxaana munaasabadan ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal, Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sh. Xasan Xaamud, Taliyaha Booliska Galmudug G/sare […]
Continue Reading