Puntland:" Alshabaab iyo Galmudug ayaa na soo wareeray" (War-saxaafadeed)
War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo saxaafada loo qeybiyey ayay ku sheegeen in dagaalkii ka dhacay maanta Magaalada Galkacyo ay ka dambeeyaan Galmudug iyo Alshabaab oo isgarabsanaya waa sida ay hadalka u dhigeen.
Continue Reading