Wafdi kasocda Amisom oo lagu wado in cadaado ay soogaaraan
wafdi kasocda ciidamada midowga africa ee Amisom ayaa lagu wadaa in ay soogaaraan magaalada cadaado ee xarunta kmg ee maamulka galmudug. saraakishaan kasocota taliska Amisom ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada cadaado ay kusoo dhaweeyaan madax katirsan maamulka galmudug iyo taliyaha ciidamada booliska soomaaliyeed sareeye gaas maxamad shiikh xasan xaamud oo maalmahaan kusugnaa magaalada cadaado wararku […]
Continue Reading