Wafdi kasocda Amisom oo lagu wado in cadaado ay soogaaraan

Wararka Galmudug Wararka Maanta

wafdi kasocda ciidamada midowga africa ee Amisom ayaa lagu wadaa in ay soogaaraan magaalada cadaado ee xarunta kmg ee maamulka galmudug.

saraakishaan kasocota taliska Amisom ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada cadaado ay kusoo dhaweeyaan madax katirsan maamulka galmudug iyo taliyaha ciidamada booliska soomaaliyeed sareeye gaas maxamad shiikh xasan xaamud oo maalmahaan kusugnaa magaalada cadaado

wararku waxaa ay sheegayaan in socdaalaka saraakiishani uu laxariiro amaanka doorashooyinka ee kadhacaya magaalada cadaado.

saraakiishani kasocota Amisom ayaa lagu wadaa in xeryahay ciidamada maamulaka galmudug in ay kormeeraan waxay sidookale kormeer kutagi doonaan xarumaha loogu talagalay in ladajiyo dadka doorashada qeybta ka,ah

cadaado ayaa marti galineysa miisaanka ugu culus e doorashada soomaaliya  waxaana cadaado taala doorashada musharixiinta madaxweybnaha kuwa ugu miisaanka culus.

wixii war dheeraada kusoo kordha socdaalka wafdigaani kala soco ceelhuur.net

2 thoughts on “Wafdi kasocda Amisom oo lagu wado in cadaado ay soogaaraan

Comments are closed.