Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar ka socota
Waxaa goor dhow bilaabatay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa maamul goboleedka Hirshabeelle , waxaana madasha caleema saarka ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Koofur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan, Madaxweyne […]
Continue Reading