Cabdullaahi Roob da’ay Afhayeenka cusub Madaxtooyada Galmdug (Akhriso)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxdweynaha Dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Wariye Cabdullaahi Xaashi Faarax Roob da’ay u magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Galmudug.

Halkaan hoose ka aqriso digreetada Madaxweynaha.

rob

Comments are closed.