Siyaasi Cabdiraxman Black”Doorashada Maamulka Hirshabeelle waxaa loo adeegsaday Lacag”
Siyaasi Cabdiraxman Maxamed Cali (Black) ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay Doorashadii ka dhacay Magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxda Hogaamineyso Maamulka Cusub ee HirShabeelle,waxa uuna si gaar ah ugu hadlay sida ay ku dhacday Doorashadaas. Siyaasi Cabdiraxman Black ayaa ku tilmaamay Doorashadaas mid loo adeegsaday lacag”Doorashada Maamulka Hirshabeelle ee ka dhacday Jowhar,waxaa […]
Continue Reading