In ka badan 800 Askari oo ka tagay ciidamada Kenya

In ka badan 800 oo askari ayaa ka tagay Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) tan iyo markii howlgalka Soomaaliya bilaabmay 2011. Agaasimaha Xeer-ilaalinta KDF Brigadier Kenneth Okoki Dindi ayaa u sheegay maxkamad ku taala Mombasa in askartii ay uga baxeen ciidamada sababo kala duwan. Warbixin uu ku dhaartay si loogu isticmaalo caddayn ahaan oo .loo gudbiyay […]

Continue Reading

Galmudug oo soo dhaweysay Heshiiskii Abu-Dhabi

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Galmudug soo dhaweynayso heshiiskii horudhaca ahaa magaalada Abu-Dhabi ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Puntland si loo soo afmeero colaada Magaalada Galkacyo. Afartii todobaad ee lasoo dhaafay ayaa dagaalo Galkacyo ku dhexmaray maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana colaadaas ku barakacay in ku dhow 80 […]

Continue Reading

Loise Njoki oo ay soo badbaadiyeen NISA oo qoyskeedii dib ula midowday (Sawirro)

Haweeneeydii Kenyaanka aheyd Loise Njoki ayaa mar kale dib ula midoowday Qoyskeedii, kadib markii muddo laba sano ah ay koox burcad badeed ahi ku haysteen Bartamaha Soomaaliya. Mrs Loise Njoki ayaa farxad la ooyday kadib markii ay ka degtay Garoonka Diyaaradaha ee Wilsan ee Magaalada Nairobi ku aragtay xubno ka tirsan Qoyskeeda oo ay ka […]

Continue Reading

Faafaahin: weerar habeen hore loo geystay saldhig ay Alshabaab ku lahayen duleedka Afgooye

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya weerarkii duqeynta ahaa ee habeen hore ay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Wadanka Maraykanka ay ka gaysteen tuulada yuunbis ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Wararka ayaa sheegaya in Tuuladaasi ay saldhig weyn u aheyd  Al-shabaab oo ay ka soo abaabulaan weerarada. Sida ay qortay […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay rag dil geystay (Sawirro)

Ciidamada Ammaanka degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo hubkoodaba laba nin oo toogasho ku dilay xaafadda Xaawo Taako ee degmadaasi Nabadoon lagu magacaabi jiray Nd. Hilowle Xaafow, xilli uu ka soo baxayey Masaajid ku yaalla xaafadaasi. Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaaray guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha hay’adaha ammaanka ee gobolka […]

Continue Reading

Abu Dhabi Meeting: A Quest to Steal Somalia’s Election and Maritime Territory

  In this week, Somali regional leaders were invited to a gathering in Abu Dhabi organized by foreign interest-groups to influence upcoming elections by crowning individuals with a history of colluding with foreign entities at the expense of the state. As key meddlers in Somalia with dubious interest, Kenya and the United Arab Emirates (UAE) […]

Continue Reading

Akhriso: Liiska kuraasta diyaarka ah Aqalka hoose – Galmudug

Afhayeenka gudiga hirgalinta doorashooyinka heer dawlad goboleedka  Galmudug, Yuusuf Diiriye Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in 2-da bishan oo maanta ku began ay bilaabayaan diiwaan galinta musharixiinta ku loomamaya kuraasta aqalka hoose ee Baarlamanka. Afhayeenka oo magaalada Cadaado kula hadlay qeybaha saxaafadda  ayaa  sheegay in ay diiwaan galiyeen ilaa 969-Ergo oo dooran doona 19-Xildhibaan oo […]

Continue Reading

Walaal Caawi Cali Cabdi Cumar oo dhuunta nabar weyn uga soo baxay (Sawirro+Video)

Fadlan Caawi Cali Cabdi Cumar waa wiil yar oo xanuunsanaya, waa dhibane la xanuunsanaya nabar dhuunta uga soo baxay, Ajar allaha ka siiyo Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Odawaa oo deeqa dhan 1000 dollar gaarsiiyey wiilkan yar, aan ka qeyb qaadano caawinta wiilkan yar. WIXII CAAWINAAD AH KALA XARIIR 0615857827

Continue Reading

Hobabaro Libaax bay soo wadaa….. W.Q: Maxamed Dhagacade

Hobabaro Libaax bay soo wadaa Hobabaro waa xayawaan badeed oo inta badan dadka kaluumasata ahi goobta ay ku arkaan u gartaan in libaax badeed ka dhow yahay kaas oo qatar galin kara nafta kaluumaysatada, hadaba aan guda galo qormadeydan kooban waxaan dhawaan ku soo gabangaboobay dalka imaaraatka carabta shir qarsoodi ah oo ay ka qeyb […]

Continue Reading