Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaaray guddoomiyaha gobolka
Banaadir iyo Taliyayaasha hay’adaha ammaanka ee gobolka iyadoo
Maleeshiyada iyo hubkoodaba ay la wareegeen Ciidammada Ammaanka.
Tallaabada ay qaadeen ciidammada degmada Wadajir oo kaashanaya
Shacabka ayaa si weyn loo soo dhoweeyey, waxaana la sii dhiirigeliyey
in la sii xoojiyey iskaashiga noocaan oo kale ah ee looga hortagayo
dhagaraha ay maleegayaan Maleeshiyaadka Argaggixisada ah.
Comments are closed.