Sawirro: Madaxweyne C/kariin Guuleed Oo Cadaado lagu soo dhaweeyey
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Guuleed ayaa goordhow gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Senator Abshir Bukhaari, Wasiiro, xildhibaano, Saraakiil ciidan, Maamulka degmada Cadaado, iyo Bulshada rayidka. Guuleed ayaa maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho, halkaas oo u joogay arimo siyaasadeed, Mr. […]
Continue Reading