Maxaa sababay Guuldarada Faarax C/qaadir?

Tani waa aragtideyda sababaha keenay in Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ku guuldareysto hamigiisii ahaa kursiga Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, waxaana ku faaqidi doonaa arimo aan is leeyahay way keeneen guuldarada Faarax. Mudane Faarax C/qaadir ayaa kalsooni badan ka muuqatay maalintii barlamaanka ka horjeedinayey khudbadii musharaxnimada, waxaana la saadaalinayey inuu yahay ninka ku […]

Continue Reading

Madasha Hoggaanka Qaran Maxay ka tiri Khilaafka Galmudug?

War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Muqdisho 11-12 January 2017 Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka ka Aloosan Galmudug.

Beesha Caalamka ayaa muujisay sida ay uga walaacsan yihiin khilaafka cusub ee u dhaxeeya Madaxweynaha Galmudug iyo Barlamaanka maamulkaasi. Warsaxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada midoobay, Midowga Africa, Midowga Yurub, urur goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Maraykanka ayey ku sheegeen in ka walaacsan yihiin khilaafkan cusub. Khilaafkan ayaa keenay in Barlamaanka […]

Continue Reading

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo gaban gabeeyey

Doorashada Gudoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad ee golaha shacabka Soomaaliyeed, waxaan tartarkan oo ka adkaa kii shalay lagu doortay Maxamed Cismaan Jawaari gudoomiyaha barlamaanka, Tartankan ayaa maray laba wareeg, waxaan wareegii labaad natiijadu noqotay in Xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudeey  loo doorto guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamanka Soomaaliya halka Guddoomiye ku xigeenka […]

Continue Reading

Duqeymaha Maraykanku ka geystay dalalka Muslimiinta 2016

Maraykan ayaa sanadkii tagay 2016 duqeymo ka geystay wadamada muslimiinta, waxaana warbixin ay qoreen warbaahinta maraykan oo xiganaya saraakiil ciidan sheegayaan in 7 wadan oo  ay Soomaaliya ku jirto uu maraykanku ka geystay duqeymo, waxaana sanadkii dhamaaday 2016 dalka Syria noqday meesha ugu badan ee Maraykanku duqeeyeen, waxaana xusid mudan in dalkeena Soomaaliya Maraykanku ka […]

Continue Reading

Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 1-aad & 2-aad Barlamaanka oo bilaabatay

Waxaa goordhow  xarunta Golaha shacabka ka bilaabatay Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ayaa xaadir ku ah goobta doorashada, waxa ayna isku diyaarinayaan in ay u dhiibtaan codadkooda, Cismaan Boqore ayaa shir gudoominaya fadhiga, waxaana doorashada gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka ka xiiso iyo xamasad badan […]

Continue Reading

Doorashada Guddoomiye Jawaari Maxey ka dhigan tahay ?

Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Jawaare iyo waxa ay ka dhigantahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu doortay iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya. Ugu horeyn Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waa rug-cadaa siyaasada ku soo jirey muddo dheer oo marka loo fiiriyo 3da musharaxiin ee kale, waxuu ahaa shaqsi aad […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo u hambalyeyey Prof. Jawaari

Warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug oo Nuqul ka mid ah soo gaaray shabakadda Ceelhuur Online ayaa Madaxweyaha Galmudug Hambalyo ugu diray Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta ku guuleystay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya. Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dowlad Goboleedka Galmudug waxay halkaan uga diraysaa hambalyo iyo bogaadin Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh […]

Continue Reading

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay dalka Itoobiya

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay 19 kale ayaana ku dhaawacantay qarax ka dhacay huteel ku yaalla magaalada Gonder ee waqooyiga dalka Itoobiya. Isla markiiba lama aqoonsanin cidda ka dambaysay qaraxan oo habeenimadii talaadada dhacay , laaakiin booliisku waxay la xiriiriyeen mudaaharaadyadii rabshadaha watay ee billaha ka socday gobolka Amxaarada. Waa qaraxii labaad ee […]

Continue Reading