Dhageyso: C/kariin Guuleed oo ka hadlay Mooshinka laga keenay.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshin ay ilaa 50 xildhibaan oo kamid ah Barlamaanka Galmudug ay ka keeneey, iyagoo soo jeediyey in xilka laga xayuubiyo. Guuleed oo arintan ka hadlayay ayaa sheegay in aysan munaasib aheyn in xiligaan Mooshin laga keeno Madaxda Maamulka, Madaama xaalad adag lagu jiro, ayna […]

Continue Reading

50 Xildhibaan oo Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyey Madaxweynaha Galmudug

ilaa 50 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa mooshin xil ka xayuubin ah ka gudbiyay madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed. Xildhibaan Shariif Maxamed Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaannadu gudanayaan waajibaadkooda shaqo isla markaana aaney ogleyn wax fasax ah, fadhiyada baarlamaanka Galmudugna […]

Continue Reading

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo

Habka ugu wanaagsan ee casharada dib loogu aqriyo BISMIALLAH, Arday walba waxa u jecelyahay inuu si wanaagsan uga gudbo fasal walba e u dhiganayo asago maada walba ka keensanaya dhibcaha ugu wanaagsan ee laga heli karo maadadaas. Iyadoo wax walba nasiib yihiin hadana arrinkaas waxa u ubaahanyahay inaad u wajahdo si xeeladaysan si lamarkaasna aan […]

Continue Reading

Galmudug : Madax Guran iyo Barlamaan Gurracan….

Galmudug : Madax Guran iyo Barlamaan Gurracan…. Dowlad goboleedka Galmudug oo la yagleeyey bartamihii sanadkii 2015 ayaa hadda wajaheysa qalqal siyaasadeed, oo ay usii dheertahay abaar iyo colaad, Madaxdii loo igmaday u shaqeynta dadka ayaa ku mashquulsan danahooda gaarka ah, Waxa ay Xamar ku tamashleeyaan dhaqaalaha ay ku soo qaadeen magaca dadka tabaaleysan ama ka […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada Musharixiinta u taagan Guddoonka Barlamaanka

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo gabangabowday maanta qabashada araajida musharixiinta u taagan qabashada guddoonka golaha Shacabka. Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa waxaa isku sharaxay ilaa 4 mudane, halka gudoomiye ku xigeenka 1-aad isku sharaxeen 6 mudane, sidoo kale gudoomiye ku xigeenka 2-aad ayaa waxaa u sharaxan 12 musharax. Musharixiinta ayaa Sabtiga […]

Continue Reading

Jawaari oo isku sharaxay Gudoomiyaha Barlamaanka

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay inuu mar kale isku sharxay xilka guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka cusub. Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay “in codsiyo badan oo kasoo gaaray shacabka, xildhibaano iyo siyaasiyiin” oo ku aadan inuu is-sharxo kadib uu go’aansaday inuu mar kale dib […]

Continue Reading

Musharaxiinta ugu cad cad Gudoomiyaha Barlamaanka

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada, waxaana maanta 3 janaayo bilaabatay diiwaan galinta musharixiinta u tartamaya guuddoonka Barlamaanka. Siyaasiyiinta ayaa ugu cadcad ee sharaxan gudoomiyaha Barlamaanka ayaa kala ah: – Abdirashid Mohamed Hiddig – Mohamed Osman Jawari – Abdifatah Mohamed Geesey 11 ka bishaan ayaa loo asteeyey in ay dhacdo […]

Continue Reading