Iiraan oo qiratay in ay soo riday Diyaaradii Ukraine
Telefishanka dawladda Iiraan, oo soo xiganaya bayaan militari, ayaa sheegay in si aan ula kac ahayn oo kamaa ah ay u toogteen diyaarad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda Diyaaradaha Ukraine goor sii horeysay Arbacadii, halkaas oo ay ku dhinteen 176 qof oo saarnaa, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press. Bayaan la baahiyay […]
Continue Reading