Xasan Cali Xaaji Yuusuf (Xasan Carab) oo booliska Somaliland ku eedeeyeen inuu qaraxyo maleegayey ku dhawaacmay todobaadkii hore ayaa waxaa kasoo baxaya faafaahino dheeraad ah.
Xassan oo markii hore ka tagay Muqdisho ayaa ah khabiirka dhagaxda qaaliga iyo macdanta Mercury-ga, waxaana la sheegay rag u dhashay Somaliland u yeereen si uu ugu baaro dhagaxaan qaali ah oo ay sheegeen in ay heystaan.
Booliska Somaliland ayaa isbitaalka Hargeysa ku dabiibay Xasan, hadaba waxaa sida ay wax u dhaceen faafaahinaya, walaalkiis, waxaana wareystay wariye Cabdiqaadir Afrika.