Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka war bixisay Kalluun ku soo caariyay Xeebta Muqdisho

Wasaaradda Kallumeysiga ee Soomaaliya ayaa faah-faahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay kasoo caariyay Xeebta Magaalada Muqdisho. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kallumeysiga, Maxamuud Sheekh Cabdullaahi oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in kalluunkaas uu kusoo caariyey Xeebta u dhaw Xerada Xalane, isla markaana aysan jirin meel kale oo lagu arkay. Kalluunkaas oo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Labada Gole oo wadajir u ansixiyey miisaaniyaddan sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa, iyagoona ku ansixiyey cod aqlabiyad leh. Madaxweyne Farmaajo […]

Continue Reading

Xaalada Caawa ee Magaalada Dhuusamareeb.

Xaalada Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa caawa dagan kadib markii fiidkii hore ay ka dhacday israsaaseyn kooban. Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in rasaas kooban laba xilli oo isku dhow ka dhacday agagaarka xerada Inji oo xarun u ah hoggaanka Ahlu Sunna Waljaamaca. Israsaaseynta ayaa u dhaxeysay ciidamada Dowladda iyo ciidanka Ahlu Sunna. Waxaana ka dhashay […]

Continue Reading

Dal Shisheeye oo Abaabulay Qaraxii ExKontorool

Qaraxii 28 December 2019 ka dhacay isgoyska ExKontorool Afgooye ayaa la sheegay in ay abaabulkiisa ka dambeeyey dalal shisheeye oo diidan xasiloonida iyo Horumarka Somaaliya. Bogga Twitterka ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa lagu daabacay in at gudbiyeen Madaxda qaranka warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, […]

Continue Reading

Maraykanka oo Jehad Serwan ka baadigoobaya Xarardheere

Diyaarado la rumeysan yahay in ay leeyihiin ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ka howlgala ayaa fiidnimadii 26 December 2019 warqado ku daadiyey hareeraha iyo gudaha degmada Xarardheere gobolka Mudug. Goobjoogayaal ayaa u sheegay ceelhuur.com in warqadahan oo ay arkeen ay ku qornaayeen xogta ninka Dowladda Maraykanku aad u baadigoobayso Jehad Serwan Mostafa, iyadoo loo balanqaaday ciddii […]

Continue Reading

Taliyaha Ciidamada Kenya oo socdaal qarsoodi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidamada difaaca Kenya Janaraal Samson Mwathethe ayaa dalka Soomaaliya ku yimid safar qarsoodi ah. Jenaraal Samson Mwathethe ayaa shalay booqday degmada Badhaadhe oo ay Saldhig ku leeyihiin Ciidanka Kenya ee qeybta ka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Sidoo kale Samson Mwathethe ayaa Ciidamada Kenya ee ku sugan degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada […]

Continue Reading

Gen. Cabdixamiid Dirir oo Ka warbixiyey Qaraxii Gaalkacyo.

Taliyaha Ciidanka Dhulka CXD General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi siiyey warbaahinta Dowladda ayaa faah faahiyay weerar Ismiidaamin ahaa oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. General Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in gaariga laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dhuftay gaarigii ay wateen, isagoo nooca gaariga uu watay […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo furay Shirka Wasaaradaha Maaliyadda

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goor dhow magaalada Kismaayo ka furay Shirka u dhaxeeya Wasaaradaha Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada. Axmed Madoobe oo ka hadlayay furiyaanka shirka ayaa soo dhoweeyay hannaanka ay u socoto deyn cafinta, isagoo ku booriyay Hey’adaha maaliyadda dalka inay dardar geliyaan nidaamyada maaliyadeed ee dalka ka socda. Shirka ka […]

Continue Reading