Faroole oo ka haray doorashada Soomaaliya
C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka mid ahaa 23-ka musharax Madxweyne ee lagu waday in ay berri u ratamaaan xilka Madaxweynaha Somaliya ayaa ku dhawaaqay in uu tartankaas isaga haray. Faroole oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho,ayaa sababeeyay tanaasulkiisa, waxaana uu sheegay in damaciisa uu soo dhamaaday. Faroole ayaa yiri “Daruufo jira iyo musharrixiinta […]
Continue Reading