Galmudug oo u hambalyeysay Madaxweynaha cusub Maxamed Farmaajo
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyey doorashada Madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug oo saxaafadda gudaha la hadlay ayaa soo dhaweeyey doorashada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Soomaaliya ayaa caawa yeelatay Madaxweyne cusub, waxaana Galmudug noqonayaa maamulkii ugu horeeyey ee u hambalyeeya Madaxaweynaha cusub. Farmaajo ayaa deegaan ahaan ka […]
Continue Reading