JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE….. W/Q: Cilmi Nuurre
JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE Ugu horayn hadaad beer jilicsan tahay ama aad leedahay cudurada macaanka,dhiig karka iyo cholesterol ama aadba isfiilato qabto ha aqrin maqaalkaan. Halkani waa Muqdhisho caasimada Soomaaliya waa magaallo ay ku soo hirtaan ku dhawaad 30 milyan oo qof marka ay maqlaana xusuustaan jawi macaan iyo qaninimo iyo waliba qaran,waa goor barqo ah […]
Continue Reading