NIYAD-JABKII AAN KALA KULMAY MADAXWEYNE FARMAAJO
Marka hore waad salaaman tihiin, Waxaan jeclahay in aan idinla wadaago qormadan yar oo aan doonayo in aan dadka la qaybsado si ay aragti uga qaataan dhibaatada nagu habsatay isla markaana aau wax uga qabbano. Waxaan si gaar ah uga hadlayaa waxa aan la kulmay maanta oo dad badan ay la kulmaan isla markaana kamid […]
Continue Reading