Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka digtay khatarta virus Cusub.

DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka. Waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu saameynta badnaa, iyadoo uu gaaray illaa 150 dal. Meelaha ugu dhow ee laga soo sheegay waa dalka Kenya oo daris nala ah. Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca email-ka, […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu ka qeybagalay shirkii arimaha Soomaaliya ee Magaalada London Dalka UK. Mdaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa dallaasi UK kulamo kala duwan layeeshay Jaaliyada Galmudug iyo Siyaasiyiin Diblumaasiyiin kala duwan waxa uuna kala hadlayay sidii Galmudug loo hormarin […]

Continue Reading

Sawirro: MW Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada SYL

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaa maanta Magaalada Muqdisho uga qeybgalay xuska Sanadguuradii 74aad 15ka May 1943kii. Madaxweynaha ayaa ubax xusuus ah dhigay taalada SYL ee lagu xasuusto dhalinyaradii gobinodoonka Soomaaliya. Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeybgalay munaasabada, waxaana xaflado lagu weynaynayo 15ka May ka dhaceen Magaalooyin badan gudaha dalka iyo […]

Continue Reading

Aqriso: Jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Sare Dalka

Wasaaradda Waxbarashada dowlada Federaalka ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka. Jadwalkaan ayaa dhigaya in 20 bishaan uu dhammaan goobaha waxbarshada ka bilaabanayo imtixaan mideysan dugsiyada sare, waana sanadkii saddexaad oo ay wasaaradu ku guuleysato in ay qaado imtixaan mideysan iyadoo kaashanaysa wasaarada waxbarashada dowlad goboleedyada.

Continue Reading

Sawirro: RW Khayre oo Qudbo ka jeediyey Shirka Madasha Doxa

R/wasaaraha Somaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa ka qeybgalay shirweynaha caalamiga ah ee madasha Doxa ee maanta si rasmi ah uga furmay xarunta Hoteelka Sheeratoon ee magaalada Doxa. Amiir ka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani ayaa furay Shirka iyadoo khudbado ay ka jeediyeen R/wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre,  Madaxweynaha Sudan cumar xasan Albashir,Madaxweynaha […]

Continue Reading

Sawirro: Booliska Galmudug oo dib u celiyey gaari laga soo dhacay Puntland

Ciidamada Booliska Galmudug ee ka howlgala magaalada galkacyo ayaa ku guuleeystay in ay gacanta kusoo dhigaan gaari land cruiser ah oo ay laheyd wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka Puntland Farxiyo yuusuf xirsi. Taliyaha qeybta booliiska gobalka mudug ee Galmudug G/sare Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa yiri: “Gaarigaan waxaa si sharci dara ah uga soo dhacay wasiirada darawalkii gaariga u […]

Continue Reading

Sawirro: Dayactir ka socda Madaxtooyada Galmudug

Dayactir xooggan ayaa ka socda xarunta Madaxtooyada Galmudug Cadaado, dayactirkaan ayaa qeyb ka ah diyaar garowga loogu jiro caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Caleemasaarka Madaxweynaha ayaa la qorsheeyey in 22 bishaan ay ka dhacdo magaalada Cadaado xarunta Galmudug. 3 bishaan ayaa Cadaado lagu doortay Madaxweyne Axmed Xaaf, waxa uuna […]

Continue Reading

Akhriso: Warmurtiyeed kasoo baxay Shirweynihii Dhalinyarada Galmudug

Warmurtiyeed ka kooban 9 qodob ayaa kasoo shirweynihii Dhalinyarada Galmudug oo labo maalmood kasocday magaalada Cadaado. Shirwaynahaan oo ay soo agaasintay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay 120 xubnood oo ka kala yimid ururada dhalinyarada degmooyinka, gobolada iyo heer dowlad goboleed. Qodabada shirkaan kasoo baxay ayaa waxaa ugu muhiimsan in loo guuray […]

Continue Reading

Gudoomiye ku xigeenkii Gobolka Mudug oo geeriyooday

Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Mudug waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Bulshada gobolka Mudug. Gudoomiyaha Geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Ruush, waxaana uu ka mid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano gobolka Mudug. “Eng. Col. Maxamed Cabdi Cali (Ruush) Guddoomiye Kuxigeenka gobolka Mudug, ayaa caawa  ku geeriyooday […]

Continue Reading

Alshabaab oo dilay Sarkaal ka tirsanaa ururkooda

Ciidamada Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay dileen Sarkaal Sare oo ka tirsan  Al-Shabaab ,kaasoo ku sugnaa gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo, waxaana Sarkaalka la dilay lagu magacaabi jiray  C/laahi Cali Shire (Baxar). Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Sarkaalkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dhaqdhaqaaqyo uu […]

Continue Reading