Sawirro: Maalinta 1-aad ee Shirka London
Waxaa maanta furmay shirkii looga hadlayay doorka qurbajoogta iyo ururrada bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee qeybta ka ahaa shirweynaha London ee lagu qabtay xarunta Lancaster house Ee galbeedka London. Shirka waxaa ka qeybgalay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya, wasiiro ka tirsan Dowladda ingiriiska, wakiillo ka socday beesha caalamka, qurbajoogta, xubno metalayay bulshada Rayidka Soomaalida iyo madax kale […]
Continue Reading