Halkaan ka daawo sawirada ugu dambeeyey ee gebagebada shirka London oo laga soo saaray warmurtiyeed iyo shirsaxaafadeedkii ay si wadajir ah uqabteen madaxweyne Mohamed Farmajo-Xoghayaha Arrimaha dibadda U.K. Iyo Xoghayaha guud ee qaramada midoobay.
Shirkaasi taariikhiga ah ayaa guul kusoo dhamaaday.
Warmurtiyeedka shirka ka aqriso qeybta hoose