Aqriso: Jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Sare Dalka

Wararka Maanta WAXBARASHADA

Wasaaradda Waxbarashada dowlada Federaalka ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka.

Jadwalkaan ayaa dhigaya in 20 bishaan uu dhammaan goobaha waxbarshada ka bilaabanayo imtixaan mideysan dugsiyada sare, waana sanadkii saddexaad oo ay wasaaradu ku guuleysato in ay qaado imtixaan mideysan iyadoo kaashanaysa wasaarada waxbarashada dowlad goboleedyada.

FB_IMG_1494784933324