Home » TECHNOLOGY » Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka digtay khatarta virus Cusub. Date :May 15, 2017 Author :admin Views : 529

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka digtay khatarta virus Cusub.

DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka. Waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu saameynta badnaa, iyadoo uu gaaray illaa 150 dal. Meelaha ugu dhow ee laga soo sheegay waa dalka Kenya oo daris nala ah.

Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca email-ka, wuxuuna kaa xirayaa kumbuyuutarkaaga, iyadoo lagu weydiisanayo inaad bixiso lacag madax-furasho (ransom) si laguugu furo.

Waxaa aad suurtogal ah in Soomaali badan ay ku dhacaan dabinkan. Haddaba si aad uga digtoonaato, raac talooyinkan, ka dibna la wadaag asxaabtaada.

La wadaag saaxiibadaa. Share

FB_IMG_1494858561890

Blog Stats

  • 412,500 hits

Leave a Reply