Sawirro: Dufcadii 2-aad oo ka Qalinjabiyey Dugsiga Waaberi Godinlabe

Xaflad isugu jiratay xirtaanka sanad dugsi yeedka 2016/2017 Dugsiga Hoose/Dhexe waaberi Godinlabe iyo arday dhamaysatay waxabarashada Fasalka 8-aad ayaa lagu qabtay Magaalada Godinlabe, Munaasabadan ayaa  Waxaa kasoo qaybgalay Maamulka dugsiga, xubno kasocday ururada bulshada, macalimiin, walidiin iyo marti sharaf kale. Dugsiga Hoose/Dhexe ee Waaberi Godinlabe ayaa waxaa aasaasay Bulshada Godinlabe, waxaana goobta ka hadlay Cabdi […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, dardargelinta Qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugisyada Sare, Shirka London, bilicda caasimada iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga oo […]

Continue Reading

Sawirro: Dil lagu fuliyey Ninkii ka danbeyey Qaraxii Suuqa Beerta

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada qalabka sida dhamme Muumin Xuseen Cabdullaahi ayaa warbaahinta u aqriyay xukunkii saakay lagu fuliyay ninkii geystay weerarkii ka dhacay taariikhdu marka ay aheyt 26-11-2016 suuqa-beerta ee degmada waabari ee Gobalka Banaadir. “Taariikhdu Markay ahayd 02/02/2017, waxay Maxkamada Da’1aad Ciidamada Qalabka Sida u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Shabaab C/qaadir […]

Continue Reading

Qeyrrow bal qajil!….. W/Qorey: Bashiir M. Xersi

Qeyrrow bal qajil! Maalmahan waxaa xawli ku socda dhaqanxumo siyaasadeed, oo ay hormuud ka yihiin hoggaanka cusub ee uu dalku yeeshay doorashadii 8 feberaayo. Beenta, ballanxumada, huuhaada iyo aragtuxumada, ee ay kuwii ka horreeyey la wadaagaan waxaa u dheer; ismuujin, istustus, ha lagaa sheego, igu sawir, isgadid iwm, oo ay uga faa’iidaysanayaan dadkan qiiraysan. Waxaan […]

Continue Reading

Sawirro: Dil lagu fuliyey Ninkii ka dambeyey Qaraxii Suuqa Beerta

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada qalabka sida dhamme Muumin Xuseen Cabdullaahi ayaa warbaahinta u aqriyay xukunkii saakay lagu fuliyay ninkii geystay weerarkii ka dhacay taariikhdu marka ay aheyt 26-11-2016 suuqa-beerta ee degmada waabari ee Gobalka Banaadir. “Taariikhdu Markay ahayd 02/02/2017, waxay Maxkamada Da’1aad Ciidamada Qalabka Sida u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Shabaab C/qaadir […]

Continue Reading

Nin Rayid ah oo goordhow lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Ruux Shacab ahaa ay ku Dileen Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Dabley ku hubeysnaa bistoolado ay toogasho ku Dileen  nin ka mid ahaa dadka kunool Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Wadajir. Waxuu sidoo kale xusay in Kooxihii ka dambeeyay falkaasi Dilka ahaa ay goobta […]

Continue Reading

War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF iyo M/Goboleedyada

War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF iyo M/Goboleedyada Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),waxay qabatay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabelle iyo Gobolka Benaadir laguna qabtay magaalada Muqdishu 14-16kii Maajo 2017. Kulankan wuxuu qayb ka ahaa wadatashi ballaaran oo […]

Continue Reading

Sawirro: Galkacyo oo laga xusay 15ka May

Magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa laga xusay 15ka May Aasaaskii ururkii dhalinyarada SYL, munaasabadaan ayaa waxaa si wadajir ah u soo agaasimay ururka dhalinyarada Galmudug iyo ururka dhalinyarada gobolka Mudug, waxaana xaflada kasoo qeybgalay Maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Galkacyo iyo martisharaf kale. Kooxaha fanka ayaa heeso wadani ah goobta ka qaaday, waxaana masuuliyiintii […]

Continue Reading

Daawo Cadaado oo laga xusay Sanadguuradii 74-aad Asaaskii SYL

Magaalada Cadaado ayaa lagu qabtay kulan lagu xusayey sanadguuradii 74-aad ee xuska aasaaskii Ururkii Dhalinyaradii SYL, waxaana xalay lagu qabtay garoonka ciyaaraha ee Shire Fustal ciyaaro lagu xusayey 15ka May. Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Agaasimaha Ciyaaraha Galmudug C/qani Xasan Dhore, Gudoomiyaha Ciyaaraha Cabdifitaax Baadshaa iyo bahda ciyaaraha Galmudug, waxaan kasoo qeybgalay masuuliyiin uu ugu […]

Continue Reading