Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo dalka dib ugu soo laabtay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu ka qeybagalay shirkii arimaha Soomaaliya ee Magaalada London Dalka UK.

Mdaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa dallaasi UK kulamo kala duwan layeeshay Jaaliyada Galmudug iyo Siyaasiyiin Diblumaasiyiin kala duwan waxa uuna kala hadlayay sidii Galmudug loo hormarin lahaa.

Madaxweyanaha ayaa inta uu ku suganyahay Magaalada Muqdisho kulamo la yeelanaya madaxda dowlada iyo bulshada Galmudug ee ku sugan magalada Muqdisho.

Mr. Xaaf ayaa la filayaa inuu dhawaan gaaro magaalada Cadaado xarunta Galmudug, iyadoo 22 ka bishaan halkaas lagu caleemasaarayo.

FB_IMG_1494857179985 FB_IMG_1494857187131 FB_IMG_1494857191441 FB_IMG_1494857196132 FB_IMG_1494857201308