Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii duleedka Dhuusamareeb (Sawirro)
Dagaal culus maanta ka dhacay deegaanada Miirdugul iyo Bulacle oo koofur-bari uga beegan magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, dagaalkan ayaa u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo Ururka Alshabaab, waxaana ciidanka Dowladdu ka sheegteen in ay guul ka gaareen dagaalkaas. Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa waxaa qaaday ciidamada Dowladda oo isugu jira CiidankaQeybta 21aad Xoogga Dalka iyo […]
Continue Reading