Shirka Wadatashiga DFS & Dowlad Goboleedyada oo dib u dhacay
Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta oo sabti ah kuna beegan 12-ka September waxa ay u ballansanaayeen shir wadatashi ah oo ay uga arrinsanayaan Xaaladda Dalka. Saddex Cishe kahor Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkaan uu furmayo maanta oo Sabti ah, waxaana xiligaas Muqdisho joogay dhammaan Madax Goboleedyada oo maalmihii lasoo dhaafay caasimadda soo […]
Continue Reading