AAMIN AMBULANCE WAA NA CAAWINTEE AAN MARKEEDA CAAWINO
Markii ay Daashadeen Bulshada Dagaalo sokeeyey Xaaladu noqotey mid Cakiran islamrkaana la waayey adeegyadii Bulshada, dadkuna wixii tabartooda ah ay ku maareynayaan Noloshooda gaar ahaan sidii loola Tacaali lahaa Dadka Dhaawaca ah iyadoo ay Bulshada Xiligaas ay isticmaalayeen Gaari gacano si loo gaarsiiyo Dadka Goobaha caafimaadka ayaa Dad Soomaaliyeed oo ka damqadey Dhibaatadaas Baaxada leh ayey Muruqooda iyo Maskaxdooda inta isku […]
Continue Reading