Shir lagu dhameynayo Shaqaaqo ka dhexjirtay Galinsor & Docoley oo Cadaado ka furmay (Sawirro)
Wasiirudowlaha Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye (Guureeye) ayaa daah furay gogol looga wada xaajoonayo gadiid iyo matoor ay kala dhaceen dad kasoo jeeda deegaanada Galinsoor iyo Docoley oo labadooduba hoos taga degmada Cadaado. Wasiir Guureeye ayaa sheegay in qabsoomidda gogoshan ay waqti badan ku bixiyeen, haddana ay ka doonayaan […]
Continue Reading