Hayat Foundation oo deeq lacageed gaarsiisay dhismaha isbitaalka Camaara
Hay’adda Hayat foundation Ayaa deeq lacageed soo gaarsiisay dhismaha Isbitaalka Guud ee Camaara gobolka Mudug. Deeqdan lacageed oo gaareysa 4000 dollar ayaa ka timid Jaaliyadda Deegaanka ee degan dalka Mareykanka. Madaxa Hayadda Hayat foundation Safiyo Cabdulahi Barre ayaa uga mahad celisay dhamman intii ka qeyb qaadatay soo ururinta deeqda iyo intii ku soo dhaweysay Lana […]
Continue Reading