Madaxweyne Xaaf oo dib ugu laabtay Dusmareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Galmudug, Madaxweynaha ayaa waxaa imaatinkiisa ku wehliyey wafdigii Galmudug ee ka qeybgalay shirkii Kismaayo ee Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada. Madaxweyne Xaaf ayaa laga sugayaa inuu ku dhawaaqo Gole Wasiiro Cusub, Waxaana Muuqata in isaga iyo Ahlu sunna isku haystaan xubnaha […]

Continue Reading

Ururka New SYL oo 920 Buug ugu deeqay Maktabadda Cadaado (Sawirro)

Urur ay ku mideysan yihiin 734 dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu magacaabo New SYL ayaa 920 Buug iyo cajalado CDs ugu deeqay Makatabadda Cadaado. Gudoomiyaha iyo xoghaya guud ururkaas ayaa buugaagtaan soo gaarsiiyey Maktabadda Cadaado, iyagoo kasoo qaaday Magaalada Adisababa caasimadda Itoobiya oo fadhi u ah ururkaan. Xoghaya Guud ururkaan Mubaarak Maxamed ayaa buugaagtaan gudoonsiiyey Axmed […]

Continue Reading

RW Kheyre “Dabaysha is badalka ee ka socota Geeska Afrika waxay Albaabo ganacsi u furtay Soomaaliya”

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa  maqaal uu ku daabacay Wargayska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi kaga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo guulaha laga gaaray siyaasadda geeska Afrika ,kaas oo uu cinwaan ugu dhigay “ Dabaysha is beddealaysa ee ka socota Geeska Afrika waxay Albaabbo ganacsi u furtay Soomaaliya”. Ra’iisul […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Darajooyinkii Ciidan ka Xayuubiyey Taliye ku xigeenkii hore NISA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ruqseeyay kana dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan ee hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka  EX.Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed kadib soo jeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay […]

Continue Reading

Warmurtiyeed Shirkii Kismaayo ee maamul goboleedyada

WAR-MURTIYEED Kismaayo TAARIIKH- 04-08-September 2018 Shirkii 3aad ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo lagu qabtey Magaalo Madaxda Ku meelgaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Kismayo ayaa waxaa ka soo qayb galay dhaman xubnaha hogaamiyeyaasha Golaha- Madaxweynaha Puntland Mudane Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaasahna Gudommiyaha Golaha, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ahna Gudoomiye kuxigeenka […]

Continue Reading

#Dhuusamareeb Dhaqan Yaa ka Raba?

Magaaladaasi dhib badan ayay soo aragtay laga soo billaabo taliskii ciidanka xilligii ay askartii Sarreeye gaas Maxamed Siciid Xersi Morgan inta qof soo dilaan oo meydkiisa magaalada keenaan naadin jireen yaa yaqaan? balse qof walba inkiri jiray si aan isagana loogu darin. Jabhadihii, Dagaaladii qolo-qolada, Maxkamadihii midoobay illaa dagaalkii Alshaab iyo Ahlusunna Waljamaaca. 6 sano […]

Continue Reading

Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo kala saxiixday heshiis (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa heshiis Saddex geesood ah ku kala saxiixday magaalada Asmara. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka […]

Continue Reading

Wasiirrada arrimaha dibedda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretrea oo ku wajahan Jabuuti

Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. Xog ay heshay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegaysa In masuuliyiintan ay ku wajahan yihiin Jabuuti, iyagoo ka wada hadli doono sidii xal waara looga gaari lahaa xurgufta […]

Continue Reading