Akhriso Galmudug iyo Puntland oo 7 qodob ku heshiiyay
Maamulada Puntland & Galmudug ayaa soo gabagabeeyey wada hadalo ku saabsanaa xaaladda Amniga ee gobalka Mudug, gaar ahaana magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo heshiis ka kooban 7 qodob ay soo wada sareen labada dhinac. Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Hotelka Sugulle ee magaalada Gaalkacyo ayay ku go’aansadeen arrimahan, waxaana ka mid ah in laga shaqeeyo […]
Continue Reading