Sacuudiga Waxaan fashillinay weerar lala damacsanaa masaajid ku yaalla Maka

Wasaarada arrimah gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay fashiliyeen waxa ay ku tilmaameen argagixiso qorshaynaysay in ay bartilmaameedsadaan misaajidka barakaysan ee Makka. Wasaarada arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dhisma uu ku jiray qofka weerarka fulin rabay ay ciidammada isku gadaameen kadibna uu is qarxiyay. Dhismaha […]

Continue Reading

Wasiir Juxa oo Garoowe Gaaray Putlaan kala Hadlay Arima Dhowra

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Somalia Mudane Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa tan iyo markii xilkaasi loo magaacabay ka dib markii ugu horeysay waxa uu manta socdalka ku yimid magaalada garowe ee xarunta puntland. Masuuliyinta maamulka gobalka nugaal golaha degaanka degmada garowe xildhibaanada golaha wakiilada ,xubnah golaha xukuumada odayaasha dhaqanka ururada […]

Continue Reading

Deg Deg;-Dagaal ka dhacay shabeelaha dhexe

Wararka Naga Soogaaraya Degmada Warshiiq Ee Gobolka shabeelaha dhexe Waxaa ay sheegayaan in Halkaasi Saaka dagaal kudhexe Maray Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Dowlada Somalia. Masuuliint Katirsan Maamulka Degmada Warshiiq Ayaa Warbaahinta Uxaqiijiyay Iskudhacaas dhex maray ciidamada  Lama Oga Sababta Kadbaysa Isku dhcaan Ciidamada dowala dhexdoodaa. Sidoo kale Waxaa Jira Qasaare Kadhashay Dagaalkaasi Balse Macada inta […]

Continue Reading

Heshiis Hordhaca oo laga Gaaray Dagaal beeleed Kadhacay Xadka Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud

Degaanka Banyaaley oo ka tirsan Gobolka Hiiraan dhowaan waxaa ku dagaalamay laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega, Dagaalkaas waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay. Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda labada beelood ee dagaalay ayaa heshiis hordhac ah waxa ay ka gaareen dagaalka ka […]

Continue Reading

Sawirro:-Shil Aad U Naxdin Badan Oo Geestay Khasaaro Ayaa Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Gelinkii dambe Maanta waxa uu ka dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargeysa deegaanada maamulka Soomaaliland. Shilkaas ayaa waxaa  Ku geeriyooday ilaa  Saddex Qof oo hal Gaari wada saarnaa oo mid ka mid ahina  uu ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliland kaas  oo Magaciisa lasu shegay Amarre, […]

Continue Reading