SAWIRRADA:-Ajaanib lagu soo bandhigay Kismaayo

Wararka Maanta

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Ajaanib si sharci daro ah uga Kalluumeysanaayay Xeebaha gobolka Jubbada Hoose.

Sideed ka mid ah ajaaniibtan, ayaa waxay u dhasheen dalka Pakistan, halka labada kalana ay u dhasheen Iran sida ay shaaciyeen Ciidamada Ammaanka Jubbaland.

Howlgal ka dhacay Xeebaha degaanka Kudhaa ayaa lagu soo qabtay raggaan.

ubbaland waxa ay sheegtay in ay dhawaan Sharciga horkeeni doonto raggaasi.