Akhriso:Natiijada kuraastii maanta lagu doortay magaalada cadaado iyo doorashada oo wali socota

Wararka Galmudug Wararka Maanta

doorashada xildhibaanada aqalka hoose dowlad goboleedka galmudug umatali doona dowlada federaalka soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada cadaado

gudiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka galmudug ayaa maanta qorsheeyay in ladoorto 9aal kursi waxaana wajiga koowaad ee doorashada maanta lagu bilaabay beesha duduble oo ay kasharaxnaayeeyn xubnahaan hoose.
Kursiga Beesha Duduble/ Maxamed Camal
Waxaa ku tartamaya:
1. Bootaan Ciise Caalim
2. Maxamed Cilmi AFrax
3. Cabdule Faarax Xirsi
4. Cali sheekh Yaasiin Geedi.
Waxaa goobta ku suganaa saddex musharax oo kala ah:
1. Bootaan Ciise Caalin
2. Cali Sheekh Yaasiin Geedi.
3. Cabdulle Faarax Xirsi
Waxaa goobta ka maqanaa Maxamed cilmi Afrax.

gaban gabadii doorashada waxaa kuguuleystay Bootaan Ciise Caalin oo helay 28 cod kursiga beesha Duduble/Maxamed Camal, halka Cali Sheekh Yaasiin 20 cod. Cabdulle Farax Xersi helay 2 cod. Maxamed Cilmi Afrax goobta wuu ka maqnaa.

Sawirada kursiga Beesha Duduble/ Maxamed Camal

15068331_1223649024362979_406643664981978861_o

15039516_1223610481033500_1608830562447046603_o15025123_1223610627700152_7775884358605195209_o  15068270_1223610827700132_7257309993064386332_o 15068337_1223610574366824_9175424651918429312_o

Wajigii 2aad ee doorashada ayaa waxaa bilowday codeynta kursi kamida kuraasta beesha murusade
Kurisga Beesha Murusade/Sabti/Abakar
Waxaa ku tartamaya :
1. Xasan macalin Maxamuud
2. Cabdiqaadir Xuseen maxamuud
Waxaa tanaasulay Cabdi Fitaax Cali Xasan.
Codeynta ayaa bilaabatay waxaana ugu danbeyn kuguuleystay kursigaasi
Xasan macalin Maxamuud ayaa 48 cod ku guuleystay kursiga beesha Murusade/Sabti/Abakar.
Halka musharixii la tartamayey Cabdiqaadir Xuseen maxamuud Jaahweyn uu helay 1 cod, hal cod wuu xumaaday, hal ergay ayaa maqnaa,
waxaa tanaasulay Cabdi Fitaax Cali Xasan.
Sawirada Kurisga Beesha Murusade/Sabti/Abakar
15025645_1223620334365848_3834335407871167582_o 15068878_1223620784365803_2779553827475917327_o 15129506_1223620491032499_4768506898082669612_o15107449_1223663191028229_6529018652906622332_n
wajigii 3aax ee doorashada ayaa bilaabatay waana kursigii 2aad ee beesha murusade
Kursiga 2aad Beesha Murusade/Habar ceeno 1 Waxaa ku tartami Doona:
1. Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
2. Axmed Mukhtaar maxamuud
ugu danbeyntii Kursiga Beesha Murusade/Habar ceeno 1
Waxaa cod gacantaag ah ku guuleystay Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, isagoo helay 47 cod, kadib markii uu tanaasulay C/wali Nuur Faarax, waxaana goobta ka maqnaa Axmed Mukhtaar maxamuud
sawirada Kursiga 2aad Beesha Murusade/Habar ceeno
15025239_1223580991036449_442777442498978638_o 15068395_1223580801036468_2049604756309145747_o 15068446_1223580881036460_4634580236622785085_o 15129691_1223581084369773_5918229931657666278_o
wajigii 4aad ee doorashada aqalka hoose ee cadaado
waxaa bilaabatay doorashada kursiga 2aab ee beesha murusade
Kursiga Beesha Murusade/Habar Adinle
waxaa kutar tamaya musharixiinta kala,ah xuseen qaasim yuusuf,iyo shire macali gaab
gaban gabadii Waxaa cod gacantaag ah ku guuleystay Xuseen Qaasim Yuusuf, isagoo helay 51 cod
kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayey Shire macalin Gaab
sidaas ayuuna kunoqday mudane katirsan baarlamaanka dowlada federaalka waa sida ay shegen gudiga doorashooyinka galmudug.
Sawirada Kursiga Beesha Murusade/Habar Adinle
15068958_1223570541037494_7832591440313763425_o15042043_1223570784370803_846009080234865164_o   15025657_1223571214370760_7375077222259897323_o
wajiga 5aad ee doorashada
doorashada kursiga beesha saruur/cumar ibraahim ayaa bilaabatay waxaana ku tartamayay muasharixiinta kala ah
cawil maxamad siyaad
xaawo kiin maxamad cali
xersi aadan rooble
gaban gabadii waxaa kuguu leystay kursiga beesha saruur/cumar ibraahim
xirsi aadan rooble oo helay 49 cod isla markaana kaguuleystay xaawo kiin maxamad cali iyo cawil maxamad siyaad
Sawirka xildhibaan xersi aadan rooble 
15032925_1223745174353364_1993403964963993788_n
kursiga lixaad ee doorashada maanta cadaado kasocota
sidoo kale waxaa dhacday doorashada kursiga  Beesha Duduble/Awradeen
waxaana kutar tamayay musharixiinta kala ah
maxamad cabdulle faarax (geeseey) iyo maxamad axmad xaashi qoslaaye
waxaana gaban gabadii kursigaasi kuguuleystay  40 cod Maxamed Cabdulle Faarax Geeseey
wali waa ay socotaa doorashadu waxaana hada bilaabaty codeynta
Kursiga Beesha Abgaal/Waceysle/Cali Gaaf.
Waxaa ku tartami Doona:
1. Eng. Cabdullaahi cali xasan
2. Saadaq C/kariin xaajii Ibraahim
kursigaan kadib kuraasta maanta loogu tala galay iney qabsoonto waxaa hari doona laba kursi
doorashadaan maanta dhaceysay ayaa waxaa kadhashay qasaaro kaasi oo ah in hal ruux lagu dilay xarunta madaxtooyada galmudug oo dorashadu kadhaceyso
marxuumka dhintay iyo beeshiisa ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Caraale Didab
Marxuumka ayaa u dhashay Beesha Murusade/Sabti/Abakar Marxuumka ayaa la sheegay in ay dileen ciidanka  AMISOM ee ilaalinaya doorashada.
kala soco ceelhuur.net natiijada kuraasta dhiman iyo dhaman doorashooyinka cadaado kadhacaya

Comments are closed.