Sawirro: Dadkii ku sii jeeday Baydhabo ee lagu xasuuqay duleedka Qoryooleey
Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in gudi loo saaray baaritaanka dadkii gaariga Homey-da la socday ee lagu dilay duleedka degmada Qoryooleey. Dadkaasi oo khudaar u waday gobolka Baay ayaa gaariga ay saarnaayeen waxaa lagu dhuftay qoriga Baasuukaha, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Sawirro laga soo qaaday gaariga ay saarnaayeen dadka ayaa […]
Continue Reading