Godoomiyaha cusub ee G.benaadir oo maanta kormeeray xaafiisyada xarunta gobolka

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray Xafiisyada D/Hoose Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeer ku tagey xafiisyada kala duwan ee ku shaqeeyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Xamar. Ujeedka kormeerka Guddoomiyaha ayaa ahaa mid uu ugu kuur galayey qaabka ay u shaqeeyaan xafiisayada iyo saraakiisha xafiisyaduba, […]

Continue Reading

Madaxweyne farmaajo oo khudbad kajeediyay shirka gaarka ah ee geeska africa

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaloya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Xasilloonida Geeska Afrika ee qeybta ka ah fadhiyada Madasha Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD) ayaa soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ka jira guud ahaan dalalka Geeska Afrika. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in lagu garab […]

Continue Reading

Dowlada oo amartay in diyaaradaha kismaayo usocda ay muqdisho soomaraan

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku saabsan in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Go’aankan ayaa la xiriira hubinta iyo koontaroolka diyaaradaha ka dega Kismaayo, iyadoo kol hore maamulka Jubbaland uu soo saaray amar uu kaga mamnuucay diyaaradaha inay […]

Continue Reading

Golaha amaanka QM oo diiday soojeedin ahayd in Al-shabaab lagu daro liiska argagixisada caalamka

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir ah diidmo rasmi ah ugu codeeyey qaraarka tirsigiisu yahay 1267 ee la doonayey in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya lagu daro argagixisada Liiska caalamiga. Sababta Qaraarkan ay dowladda Soomaaliya uga hortimid ayaa ah in haddii Al-Shabaab lagu daro Liiska Argagixisada Caalamiga in dhibaatooyin bani’aadanimo oo ka dhalata duqeymaha […]

Continue Reading

Shirka iskaashiga africa iyo japan oo maanta furmaya

Magalada Yokohama ee dalka Japan ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah in uu ka furmo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD),waxaana shirkaasi ka qeyb-geli doona Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo Japan, Hay’adda Qaramada Midoobey ee Horumarinta, Bangiga Adduunka iyo Golaha Guddiga Midowga Afrika. Shirkaasi Soomaaliya waxaa uga […]

Continue Reading

Dhuusamareeb:Ciidanka booliska oo kala eryay banaan baxayaal taagersanaa Ahlusuna

Wararka laga helayo Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka dhaceen banaanbaxyo iska soo horjeedo oo ay dhigayeen qeybaha kala dwuan ee bulsahda ku nool Magalada Dhuusamareeb, Banaanbayaasha ayaa u kala qeybsanaa kuwa taageeraya howlaha ay dowladda Federaalka ka wado deegaannada Galmudug gaar ahaan Magalada Dhuusamareeb iyo […]

Continue Reading

Jubaland oo xayiraadi ka qaaday masuuliyiinta dowlada soomaaliya

Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa maanta qaaday xayiraadii saarneyd Mas’uuliyiinta Xukuumadda Soomaaliya, intii lagu guda jiray doorashada Jubbaland. Shir ay  isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa laga soo saaray in la qaado xayiraada la saaray Mas’uuliyiinta Xukuumadda ee ku aadanaa in aanay magaalada Kismaayo imaan karin mudadii […]

Continue Reading

Dib udhac ku yimid xafladii xilwareejinta gudoomiyaha G.banaadir

Waxaa dib u dhac ku yimid munaasabadda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) oo lagu waday inay maanta ka qabsoonto xarunta Aqalka dowladda Hoose. Qaban qaabada xaflada xil wareejinta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socotay, lana qorsheeyay in caawa dhacdo xaflada ayaa lagu wargeliyay […]

Continue Reading

Koonfur-galbeed oo hakisay dacwadaha laxiriira dhulalka

Maamulka Koofur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in la hakiyay dacwadaha la xiriira dhulalka la isku heysto oo maalmihii la soo dhaafay ku soo badanayay magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow dhow. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda Koofur Galbeed C/wahaab C/llaahi Maxamuud ayaa sheegay in Wasaaradda cadaaladda ay joojisay dacwadalaha dhinaca dhulalka, illaa laga gaarayo xal […]

Continue Reading