Hay’adda duulista hawada oo beenisay inay xayirtay duulimaadyada aada kismaayo

yadoo 23-kii bishan ay aheyd markii Shirkadaha diyaaradaha lagu wargeliyay in aanay muddo saddex cisho ah wax duulimaad ah ka sameyn karin Kismaayo, kaddib warqad ay ka heleen Hey’adda Duulista Hawada ayaa war ka soo baxay Maamulka Hey’adda lagu sheegay in aanay waxba ka jirin.   Maareeyaha Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya Axmed Macalin ayaa sheegay […]

Continue Reading

Ciidamo cusub oo lagu wareejiyay amniga xarunta G.Banaadir

Waxaa gelinkii dambe ee maanta Ammaanka Xarunta Gobolka Banaadir la wareegay Ciidamo cusub, kuwaasoo bedelay Ciidamadii hore ee ka tirsanaa Booliska Gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada cusub ee la wareegay amniga Xarunta Gobolka Banaadir ayaa ah Ciidamada Birmadka ee ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana ay fariisimo ka sameysteen goobihii ay ku sugnaayeen […]

Continue Reading

Hay’adda duulista hawada oo hakisay dhamaan duulimaadyadii kismaayo tagi jiray

Maamulka Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay dhammaan duulimaadyadii Kismaayo muddo 3 maalmood ah oo maanta ka bilaabaneysa. Amar ka soo baxay Hey’adda ayaa lagu wargeliyay Shirkadaha Diyaaradaha in la hakiyay duulimaadyadii tagi jiray Kismaayo laga bilaabo 23 bishan September illaa 26 bishan, waxaana mudadaas la sheegay […]

Continue Reading

Jubaland oo war kasoo saartay xayiraadii dowladu saartay socdaalkii kismaayo ee shariif shiikh axmed

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadee d ay soo saartay ku sheegtay inay cambaareyneyso dhacdadii maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo lagu xanibay wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku soo jeeday Kismaayo. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay xanibaada iyo is hortaagga lagula kacay Madaxweynihii hore ay tahay mid […]

Continue Reading

Wasiiro ergo ka ah dowlada oo raali galin ugu tagay Shiikh Shariif

Ergo ka socota Xukuumadda oo uu hoggaaminayay Wasiirka Amniga Islow Maxamed Abuukar Ducaale ayaa goor dhow tagay guriga uu degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, si ay u dejiyaan xaalada ka dhalatay xanibaadii lagu sameeyay diyaaradda uu u raaci lahaa Kismaayo. Dowladda Federaalka ayaa ergada ay u dirtay Hoyga Madaxweyne Shariif ay […]

Continue Reading

Shiikh Shariif oo mudo ku xayirnaa garoonka diyaaradaha Aaden cadde

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wefdi uu hoggaaminayey ayaa saacado ku xayirnaa groonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Ilo ku dhow wefdiga Sheekh Shariif ayaa inoo xaqiijiyey in markii hore loo diiday inuu u safro magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu wado in ay ka dhacdo munaasabadda Caleema-saarka Madaxweyne Axmed Madoobe. Shariif […]

Continue Reading

Mdaxwayne farmaajo oo markiisii u horeysay maraykan tagaya isagoo madaxwayne ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaasoo uga qeyb galayo shirka sanadlaha ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Ajandeyaasha ugu waaweyn ee Hoggaamiyayaasha Caalamku ay kaga arrinsan doonaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa ugu muhiimsan xoojinta fursadaha shaqo […]

Continue Reading

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhiga ciidanka dowlada ee Ceel saliini

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar culus oo saaka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda ku lahaayeen Ceel Saliini ee hoostaga magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida wararku sheegayaan weerarkan ayaa ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo lagu furay afaafka hore ee xerada, waxaana xigay dagaal toos ah oo maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen […]

Continue Reading

Dowlada federaalka oo maamul goboleedyada u fasaxday lacag horay looga xayiray

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa lix milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub. Sida lagu shaaciyay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda ayaa lagu sheegay inuu jeedka lacagtan uu yahay Qoondada Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee lacagaha deeqda dibadda, iyadoo maamul […]

Continue Reading