Ciidamada amaanka Dhuusamareeb oo howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay Khamri badan
Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay khamri badan oo halkaasi si sharci daro ah lagu geeyay magaaladaas in laga ganacsado. Ciidamada amaanka ayaa gacanta kusoo dhigay khamriga iyo dadkii ka ganacsanayay, waxaana maanta khamrigaasi lagu soo bandhigay goob fagaare ah oo sidoo kale lagu bur buriyay. Ciidamada Nabadsugida iyo kuwa Booliska […]
Continue Reading