Dowlada soomaaliya oo war kasoo saartay go’aanka maxkamada cadaalada aduunka

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aan ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ taasoo markale ay dib ugu dhigtey dhagaysiga dacwada Badda ee Soomaaliy iyo Kenya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladdu ogoshahay go’aanka maxkamada oo noqon doona mid kama dambeys ah. Waxaa uu sheegay in Soomaaliya […]

Continue Reading

Deg deg: ICJ oo markale dib udhigtay dhagaysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa markii labaad dib u dhigtay dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal uu bartiisa Facebook ku soo qoray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Madowga Yurub Danjire Cali Fiqi ayuu ku sheegay in Maxkamadda ICJ ay dacwada dib u dhigtay illaa 8 bisha June ee sanadka […]

Continue Reading

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo xariga ka jaray xarunta dhalinyarada degmada wadajir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta dhallinyarada degmada Wadajir iyo masjid lagu cibaadeysto oo xarunta degmada wadajir laga dhisay.   Xarig jarkan oo ay goob joog ka ahaayeen xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, […]

Continue Reading

Gudoomiyihii degmada Maxaas oo kasoo muuqday maxkamada ciidamada qalabka sida

Guddoomiyihii hore ee degmada Maxaas C/raxmaan Sheekh Cilmi Cawaale iyo nin kale oo lagu magacaabo Nuur Ibraahim Mahad-Alle ayaa maanta ka soo hor-muuqday Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida. Labadan nin ayaa loo heystaa eedeymo la xriira inay ku lug lahaayeen qarax lagu dilay bilo ka hor Guddoomiye kuxigeenkii dhanka amniga degmada Maxaas C/rashiid […]

Continue Reading

Al-shabaab oo sheegtay masuuliyada dilka saraakiil katirsan Nabadsugida iyo Milatariga dowlada

Al-Shabaab ayaa sheegatay dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay ahaayee kuwo ay geysteen rag ku hubeysan bastoolado oo markii falka ay fuliyeen goobta ka baxsaday. Warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in afar ruux oo saddex ka mid ah ay yihiin Nabadsugida […]

Continue Reading

RW Khayre oo caawa u dhoofay dalka maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee Bangiga adduunka iyo hey’adda lacagta adduunka (IMF). Ra’iisul Wasaaraha ayaa diyaarad gaar ah ka qaaday Muqdosho, isagoo Transit ku ah magaalada Addis Ababa, halkaasoo caawa […]

Continue Reading

Qaar kamida masuuliyiintii ka qayb gashay caleema saarkii axmed madoobe oo Muqdisho dib ugu laabtay

Qaar ka mid ah siyaasiyiintii ka qeybgashay caleemasaarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed madoobe” ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan Xildhibaano ka tirsan labada Aqal iyo Siyaasiyiin ayaa ka mid ahaa xubnihii ku soo laabtay magaalada Muqdisho. Hase […]

Continue Reading

Wasiirka warfaafinta dalka Jabuuti oo booqasho rasmiya ku yimid Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga uu horkacayo wasiirka warfaafinta dalka Jabuuti Bahdoon ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaarada warfaafinta. Wasiir Bahdoon ayaa la […]

Continue Reading

Ciidamada millatariga Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyay gobolke Gedo

Ciidamada Milatariga Soomaaliyeed ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland. Howlgalkan ayaa ciidamadu waxa ay ka fuliyeen deegaan u jira 50km magaalada Baardheere iyagoo halkaa ku diley dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab hub iyo xoolana ku soo furtay sida uu saxaafada u sheegay Taliyaha Ururka 49aad qeybta 43aad ee […]

Continue Reading

Isku shaandhayn markale lagu sameeyay taliyaasha saldhigyada ciidanka booliska G.Benaadir

Isku shaandheyn  cusub ayaa markale lagu sameeyay qaar ka mid ah taliyaasha ciidamada Booliska gobolka Banaadir. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa saraakiil u magacaaay xilal sare halka kuwa kalana xilalkii laga qaaday. Lataliyaha sare Taliyaha ciidanka booliiska  ayaa loo Magacaabay Cabdifitaax Mire oo hore u ahaa taliyaha Saldhigga Wilyow Cadde Yaasiin Nuur […]

Continue Reading