Nuxurka khudbadihii laga jeediyay caleema saarka Axmed madoobe

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimaya oo lagu caleema saarayay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mus’uuliyiin kala duwan. Mas’uuliyiintii halkaa ka hadashay ayaa intooda badan qudbadahooda laga dareemayay dhaliilo ay u soo jeedinayaan dowlada federalka iyo weliba talooyin ah in sharciga ay dowlada ilaaliso. […]

Continue Reading

Hogaamiyaha aqlabitada baarlamanka kenya oo gaaray kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Kismaayo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Aadan Barre Ducaale ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya, kuwaasoo laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari ee NFD. Wafdigan ka socda […]

Continue Reading

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo addis-ababa lagu soo dhaweeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi iyo hogaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoonka diyaaradaha Bole ee Magalada Addis-Ababa waxaa kusoo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeybgalaya kulanka Shir Madaxeedka […]

Continue Reading

Xasan shiikh oo goordhow gaaray kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland.   Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo wafdiga waxaa kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Xubno ka tirsan golaha wasiirada Maamulkaas iyo saraakiil Ciidan. Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ku jira xildhibaano ka tirsan […]

Continue Reading

Safarkii Saciid Deni ee kismaayo oo dib u dhac ku yimid

Diyaaraddii siday Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhow ka degtay magaalada Garowe, kaddib markii ay ka soo ambabaxday magaalada Boosaaso. Sida wararku sheegayaan diyaaradda ayaa la filayay inay xubno ka mid ah wafdigiisa ka qaado magaalada Garowe, waxaana la filayay inay galabta ka dhoofaan Garowe oo Kismaayo u duulaan. Wararka ayaa sheegaya in […]

Continue Reading

Kulankii wasiirada xukuumada federaalka iyo Saciid Deni oo is faham waa kusoo dhamaaday

Warar laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in natiijo la’aan uu ku soo dhamaaday kulan saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni. Wasiiradan oo uu hoggaaminayay Axmed Ciise Cawad ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Boosaaso, iyagoo u socday sidii loo xalin lahaa khilaafka u […]

Continue Reading

Wasaarada arimaha gudaha oo magacowday gudiga farsamada maamul usamaynta galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xubnaha Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug, kuwaasoo howshooda tahay soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 13 Xubnood, iyadoo ay ku jiraan qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda, la Taliyeyaal, waxaa xubin ka ah Guddigan mid ka mid ah […]

Continue Reading