Ahlusunno oo war kasoo saartay doorashada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Maamulka Ahlusunno Gobolada Dhexe ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray doorashada Madaxweynaha Galmudug ee la filayo in dhawaan ay ka dhacdo Magaalada Cadaado.

War-saxaafadeedkan ayaa yimid kadib markii barlamaanka Galmudug uu go’aamiyey in 10 April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.

FB_IMG_1490800883728