Ahlu Sunna oo soo Bandhigtay Heshiiskii ay Dowladda la gashay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Hoggaanka Ahlusuna  ayaa soo bandhigay nuqul ka mid ah Heshiiskii ay la gaartay dowladda Federaalka bishii June 2019, xilligaasoo labada dhinac si rasmi ah ugu heshiiyeen in doorashada  Galmudug ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.

Halkaan ka akhriso Qodobada Heshiiska.

Aragtidaada ka dhiibo