Isbadal lagu sameeyey Taliyayaasha Booliska G. Banaadir

Isbedelkii ugu weynaa oo mar qura dhaca ayaa lagu sameeyay Booliska Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday taliye qeyb, ku xigeen iyo 10 taliye saldhig Boolis oo ka mida saldhigyada Booliska G/Banaadir. Taliyayaasha cusub ee loo magacaabay saldhigyada Booliska ayaa u badan sarkaaiil dhalinyarro ah oo ka yimid Nabadsugidda. Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah […]

Continue Reading

Wasiir ku Dhintay Qaraxyadii Maanta

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Wasaaraddaasi. Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiirkii kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala,sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda. Sidoo […]

Continue Reading

Qaraxyadii Muqdisho oo la soo afjaray

Saraakiil ka tirsan Hay’addaha ammaanka dowladda ayaa xaqiijiyay in la toogtay Afar ka mid ahaa Raggii weerarka ku qaaday dhismaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya. Guud ahaan Waxaa lasoo Afjaray Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda, waxaana hadda gacanta ku haaya Ciidanka dowladda Soomaaliya. Ciidamada Booliska ayaa hadda xaqiijinaya dhismaha weerarka […]

Continue Reading

Explosion Heard in Somali Capital Mogadishu

An explosion was heard Saturday in the Somali capital, scene of frequent attacks by Islamic extremist fighters. Witnesses said the blast was heard near the headquarters of the Somali intelligence agency in Mogadishu. Somali police didn’t immediately provide more information. The Somali Islamic extremist group al-Shabab frequently carries out suicide bombings targeting public places and […]

Continue Reading

Magaca xildhibaan ku dhaacway Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax Khasaare geystay ayaa ka dhacay Ex Kontrool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxa ayaa ahaa Mid lagu xiray gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku dhimatay Qaraxa, waxaana sidoo kale uu dhaawac kasoo […]

Continue Reading

Faa Faahin: Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Wali waxaa soo baxaya wararka ku saabsan qaraxyo is xigxigay oo lagu weeraray dhismayaasha wasaaradaha Howlaha guud, iyo Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Dawladda oo ku yaalay Isgoyska Jubba ee Magaalada muqdisho. Qaraxa kowaad ayaa ka dhacay irridda hore ee wasarada shaqada iyo shaqalaha, kadibna rag hubeysan oo ka tirsan Alshabab ayaa gudaha ugalay wasaradda waxaana […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirkii u Joogay Geneva.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa loogu yeeray Faaduma Cabdullaahi Maxamuud oo ah Safiirka Soomaaliye ee Magaalada Geneva. safiiradda ayaa lagu amray in ay muddo aan ka badneyn hal isbuuc kusoo gaarto Xarunta Wasaaradda Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Faadumo C/llaahi Maxamuud (insaaniya) ayaa aha wakiil Soomaaliya ee Xarunta […]

Continue Reading

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsan Alshabaab

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Alshabaab, waxuuna ahaa horjooge koox shabaab ah oo qaabilsan Khaarijnta, sida lagu baahiyey wakaaladda SONNA. Horjoogahan  ayaa  la sheegay inuu ka danbeeyay abaabulka iyo hugaaminta Dilal badan oo loo gaystay Dad waxtar leh. Waa hawlgalkii sadexaad oo […]

Continue Reading

Soomaaliya iyo Turkiga oo Heshiis kala Saxiixday

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Heshiis kula saxiixday dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan ay kala saxiixdeen Soomaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan isdhaafsi dhul safaaradeed labada dal ee walaalaha ah ay ku kala yeelanayaan magaalooyinka Ankara iyo Muqdisho. Soomaaliya iyo Turkey […]

Continue Reading