Gudoomiyaha Maxkamadda Al-shabaab ee Bariire oo gacanta lagu dhigay
Sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda Howlgal aad loo qorsheeyay ayaa Ciidamada amniga Soomaaliya ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii Maxkamadda Al-Shabaab ee Bariire. Hawlgalkaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale la sheegay in Sarkaalka la qabtay uu Bariire ka fulin jiray Xukumada dilalka ah oo ay fuliyaan Ururka Al-Shabaab. Wasaaradda Amniga […]
Continue Reading