Xerada Qaxootiga Dhadhaab oo la xirayo

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xireyso Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kumanaan u badan Qaxooti Soomaali ah. Wakaalada wararka AFP ayaa baahisay inay heshay dukuminti ku saabsan xirista xeradan qaxootiga, isla markaana Kenya ay xeri doonto Bisha Agoosto ee Sanadkaan. Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa […]

Continue Reading

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal lagu qabtay

Weerar qorshaysan oo Ciidamada dowladda Soomaaliya ay  ka fuliyeen Gobalka shabeellaha hoose ayaa la sheegay in lagu soo qabtay  sarkaal sare oo ka mid ah dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka. Warbaahinta dowladda ayaa baahisay in howlgalka uu dhacay  habeenimadii 26-kii Bishan  March , isla markaana uu ka dhacay deegaanka jambaluul ka […]

Continue Reading

Maxaa kasoo baxay kulamadii Dhuusamareeb?

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Eng. Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Dhuusamareeb, wasiiro, iyo qeybaha bulshada. Sabriye ayaa intaas kadib loo galbiyey Xarunta Gobolka oo uu kula kulmay Axmed Ducaale Xaaf, iyo Sheekh Maxamed Shaakir. sidoo kale wasiirka ayaa kulan gaar ah la qaatay Axmed […]

Continue Reading

Wasiirka Cadaaladda DFS oo Furay Dood Wadaag Dhibaatooyinka Musuqmaasuqa

Kulankan dood wadaaga ah ee Dhibaatooyinka Musuq Maasuqa iyo sida loo hormarin karo howlaha dowladda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah Hay’adaha dowladda iyo bulshada rayidka ayaa waxaa furay wasiirka wasaaradda Cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji waxaana uu socon doonaa 2 maalin […]

Continue Reading

Doorasho Maanta ka dhacaysa Gaalkacy

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyey ee doorashada Duqa degmadaas oo ay dooran doonaan Xubnaha Golaha deegaanka. Shalay oo Axad aheyd ayaa waxaa lagu dhawaaqay Xildhibaanada Golaha deegaanka Gaalkacyo oo ka kooban 31 xubnood, waxaana ku jira xubno cusub oo aan ka mid aheyn Xildhibaanadii hore ee Golaha […]

Continue Reading

Howlgalo Dad lagu soo qab qabtay oo ka dhacay Muqdisho

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay xalay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Warta-nabada ee Gobolkan Banaadir, waxaana howlgalkaas lagu qabqabtay dad u badan dhalinyaro. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah waxa ay uga sameeyeen Laanta Barwaaqo ilaa laanta 3aad ee degmada Warta-Nabada, waxaana inta uu howlgalka socday lagu qabqabtay boqolaal dhalinyaro ka […]

Continue Reading

Xukuumadda Soomaaliya oo Gurmad Dhaqaale ka dalbatay Qadar

Sida ku cad warqad codsi ah oo wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow u diray Ra’iisulwasaaraha Dalka Qadar ayuu kaga codsaday gurmad dhaqaale oo deg deg ah. Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay warqaddan oo ku taariikheysan 20 Maarso 2019, waxaana Wasiir Islow ku sheegay warqadda in Dowladda Federaalka ay awoodi weysay bixinta mushaaraadka ciidamada […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga doorashooyinka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe)  ayaa waxa uu Magacaabay guddiga Madaxa banaan  Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 7 Xubnood. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in Guddiga la Magacaabay markii la arkay baahida loo qabo guddi madax banaan oo maareeya xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. […]

Continue Reading