Xaliimo Yareey oo ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro xarunta ay haatan ku shaqeeyaan oo ku dhex taala madaxtooyada Soomaaliya,kaddib caqabado soo wajahay Guddigooda. Waxa ay dalabkeeda saldhig uga dhigtay in aan lagu soo booqan karin xafiiskooda oo ay ku adag tahay dadka ay wada shaqeynta […]

Continue Reading

Dagaal xalay ka dhacay degmada Waajid

Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay degmadaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xalay Saqdii dhexe ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya ku […]

Continue Reading

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo Xukun ku riday 2 Nin oo ka tirsan Alshabaab.

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun ku riday Laba katirsan Maleeshiyada Alshabaab oo kala ah  Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad) iyo Maxamed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo racfaan ka soo qaatay xukunkii Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida. Go’aan Qoraaleedka ka Soo baxay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa U qornaa […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Barre oo raalli galin siiyey Puntland

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raalin galin ka bixiyey hadal uu shalay ka sheegay magaalada Jowhar. Wasiir Goodax ayaa Puntland ka raali galiyey hadal uu shalay sheegay, kaas oo ah inuu fashilmay imtixaankii dugsiyada Puntland. Ilo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Madaxweynaha Puntland Saciid Deni uu khadka taleefanka kula xariiray […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Barre “Imtixaankii Puntland Waa Fashilmay” (Video)

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in uu fashilmay imtixaankii shahaadiga ahaa ee Puntland. Wasiir Goodax Barre ayaa sheegay in saacadan la joojo imtixaankii saakay ka bilowday deegaanada maamulka Puntland oo ay u fariisteen in ka badan 15,800 oo arday uu si […]

Continue Reading

Gaari ay Arday saarneeyeen oo lagu rasaaseeyey Muqdisho

Askari ka tirsan ciidanka Dowladda ayaa raasaaseeyey Gaari ay saarnaayeen arday iskuul Magaalada Muqdisho, Gaarigan ayaa xilligii la rasaaseynayey  marayay Bar Koontorool oo lagu hubiyo Gaadiidka oo ku taalla degmada wadajir ee Gobolkan Banaadir. Ardayda saarnaa gaarigan ayaa dhigta Iskuulka Al-Anwaar (Ex Dhame Yaasiin Carte) ee Magalada Muqdisho,waxaana ku dhaawacmay saddex arday oo walaalo ah,kuwaas […]

Continue Reading

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Gaaray Jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Soomaaliya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdigan ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi Goodax Barre,Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Ducaale Islow, xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka […]

Continue Reading

Daawo: Imtixaanka Fasalka 8aad oo ka bilowday deegaanada Galmudug

Wasaaradda Waxbrashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa markii ugu horeysay sanadkan qaadaysa imtixaanka mideysan ee Fasalka 8aad Dugsiga Dhexe. ilaa 14 Goobood ayaa maanta 18/05/2019 uu ka bilowday imtixaanka, waxaana u fadhiistay arday gaaraysa 2240 arday. imtixaankan ayaa ka dhacaya dhammaan deegaanada Galmudug maamusho. Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa si […]

Continue Reading

Qarax ka dhacay degmada Bardaale

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qarax ciidamada dowladda Soomaaliya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Bardaale sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka, waxaana lala eegtay Ciidamo howlgallo waday. Dadka ayaa xaqiijiyay qarax miino oo ciidamada  lala eegtay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, […]

Continue Reading

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Digay Dhoofinta Dhuxusha

Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:-  Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada.  Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 […]

Continue Reading