Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay nin Qarax ku xiray gaari Shacab

Qarax gaari lagu soo xiray oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Maka al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Gaariga qaraxa lagu dhajiyay ayaa ahaa nooca Raaxaada,waxaana uu qarxay xili uu yaallay Shineemo Soomaali ah oo u dhaw Isgooyska Shaaqallaha ee Wadada Maka al-mukarama ee Muqdisho. Qaraxa gaariga ayaanan waxyeelo geysan marka laga reebo burburka […]

Continue Reading

Ciidanka Booliska oo toogtay Nin Dhaawacay Askari

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo maanta toogtay Nin hubeysnaa oo dhaawacay Askari katirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya. Falkan ayaa ka dhacay Igsooyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,waxaana uu yimid kadib markii Ninka hubeysan uu dhaawacay Askari katirsan Ciidanka Dowladda, balse Askari kale oo goobta ka agdhawa uu maqlay Rasaasta,isla markaana waxaa […]

Continue Reading

Dood uu qabtay Mac-hadka RAAS “Shirkii Garoowe Ka Dib , Soomaaliya maxaa xal u ah”

Machadka Daraasaadka Siyaasadaa RAAS INSTITUTE ayaa xalay Hotelka Jaziira magaaladda caasimada Muqdisho wuxuu ku qabtay kulan Afur iyo Aragti Wadaag ah . Kulankaas oo mowduuciisu ahaa “Shirkii Garoowe Ka Dib , Soomaaliya maxaa xal u ah ( What next for Somalia After Garowe Conference )” ayaa waxaa ka soo qayb galay , Siyaasiyiin ,Xildhibaano , […]

Continue Reading

Qarax lala Eegtay Kolonyo ciidamada AMISOM

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax dhaliyey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay gelinkii dambe Ciidamada AMISOM  lagula deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa warar la helayo ay sheegayaan in uu qabsaday mid ka mid ah Gawaarida Ciidamada AMISOM, gaar ahaan […]

Continue Reading

Farmaajo Muxuu ka yiri Xaaladda Galmudug? Daawo Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xalay ka qeybgalayey munaasabad lagu xusayey 76 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii SYL 1943 oo lagu qabtay xarunta gaadiidka Booliska Magaalada Muqdisho, Madaxweynaha ayaa khudbo dhinacyo badan taabanayso ka jeediyey halkaas. Madaxweyne Farmaajo ayaa si gaar ah ugu nuuxnuuxsaday xaaladda Cakiran ee Galmudug, isagoo sheegay in Axmed […]

Continue Reading

Booliska oo xiray Ninkii bixiyey Qishka Imtixaanka Dugsiga Sare

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta kusoo dhigeen nin ay ku sheegeen inuu yahay qofkii sida khiyaanada ahayd u bixiyay macluumaadkii Imtixaanka dugsiga sare ee Soomaaliya. Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, oo ah taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in ay baaritaanno […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Agaasime cusub u magacaabay Villa Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur Diiriye (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Madaxtooyada. Intii uu kamidka ahaa La-taliyeyaashayda, wuxuu muujiyay inuu yahay shakhsi hufan oo daacadnimo iyo hawlkarnimo ay u dheertahay, […]

Continue Reading

Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo ka sameeyey Muqdisho

Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gaashaan ayaa xalay waxa ay howlgalo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan ka sameeyay Xaafadaha ku dhow Isgoyska degmadaas,isla markaana waxaa ay kusoo qab qabteen dad u badan dhalinyaro. Qof ku sugan Degmada Boondheere oo la hadlay […]

Continue Reading

Taariikhda Halgankii Dhalinyaradii SYL

Taariikhda Xisbigii SYL lama soo koobi karo, balse waxaan si kooban uga hadlayaa Asaaskii Xisbigii Legada (SYL) oo Soomaaliya u horseeday gobanimada iyo madaxbanaanida. SYL waxay u taagan tahay erayada af Ingiriiska ah “Somali Youth League”, Leegana waa iyadoo af Talyaani ah “Lega dei giovani Somali”, Waqtigii la unkay xisbiga wuxuu ahaa waqti lagu jiro […]

Continue Reading